(Sawirro) Maxay yihiin kulamada uu Axmed Madoobe ka wado Magaalada Muqdisho?

Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka daganyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay masuuliyiin kale duwan. Madaxweynaha Jubaland ayaa qaabilay gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Barlamaanka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Samatar oo ay kawada hadleen xaaladda dalka iyo siyaasada. Waxaa sidoo kale uu Madaxweynaha kulan la qaatay Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Soomaaliya Mohamud Macalin … Continue reading (Sawirro) Maxay yihiin kulamada uu Axmed Madoobe ka wado Magaalada Muqdisho?